Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qodobo ay ka mid yihiin shirkii Midowga Afrika ee ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.