Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Dowladda Soomaaliya Kala Hadashay Wadahadalladii Hakaday


Wasiirka arimaha dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ay ku kulmeen magaalada Addis Ababa ay ka wada hadleen sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladdii hakadka galay ee labada dhinac iyo xisadda ka taagan Tukarraq.

Sacad Cali Shire oo maanta kula hadlay warbaahinta xafiiskiisa magaalada Hargaysa, ayaa markaa kadib, waxa wareystay wariyaha VOA ee Sagal Mustafa Xasan, oo ay ugu horreyn weydiisay safar uu ku tagay dhawaantan magaalada London.

Wasiirka ariimaha dibadda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:51 0:00

XS
SM
MD
LG