Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dib u Dhac ku Yimid Dalaggii Beeraha ee Baay


myanmar
myanmar

Ku dhawaad sanad ka dib, markii Soomaaliya ay ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo dhinaca abaarta ah, ayaa waxaa muuqata in cabsidii laga qabay in abaartaa ay macluul isu beddesho laga baaqsaay, inkastoo abaartii weli ay taagan tahay.

Talaadadii shalayna, shir ka dhacay Muqdisho dowladda Soomaaliya waxey kaga dhawaaqday qorshe looga jawaabayo abaarata oo ay Qaramada Midoobay taageereyso. Qorshahan ayaa ku kacaya lacag gaareysa 1.5 bilyan oo dollar si loogu bixiyo soo kabsashada iyo adkeysiga dad gaaraya 5.4 milyan oo qof oo Soomaaliya ah.

Inkastoo uu dadaalkaa socdo, ayaa haddana, meelaha qaar abaarta darteed, sanadkan dalaggii beeraha ka soo go’i jiray uu guul dareystay.

Meelahaa waxaa ka mid ah gobolka Baay. Wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh, ayaa warbixintan soo diray.

Dhageyso Beerihii Baay oo sanadkan dalag badan laga helin
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

XS
SM
MD
LG