Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaasha iyo dadka ku nool magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay inay dareemayaan isbeddel nabadeed oo ka hirgalay magaaladaasi tan iyo intii uu halkaasi tagay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaafi Farmaajo. Warbixintan waxaa magaalada Gaalakacayo nooga soo diray Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG