Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Dadka Juudaanka Qaba ee Soomaaliya


Boqollaal Soomaali ah ayaa qaba cudurka Juudaanka oo aan weli laga dabar goynin, inkastoo dhaqaatiirtu ay dhinaca kale sheegeen in si dhib yar loo daaweyn karo.

Haddaba, markii dhawaan la xusey maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka cudurka juudaanka, ayaa weriyahayaga Axmed Xasan Colaad waxa uu la kulmay qaar ka mid ah dadka qaba cudurkaas, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Warbixin dadka Juudanka qaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG