Dalka Mareykanka, waxaa marka laga hadlayo taariikhdiisa soo jireen ka ah la sheegaa inuu yahay dal dadkiisa ay kala duwanyhiin isir ahaan, ayna qaarkood halkan u soo haajireen awoowayaashooda.
Balse, wakhtiga la joogo oo dunida ay wajaheyso caqabad weyn ee dhinaca dagaalka ka dhanka ah argixisada, muslim naceybka iyo soo galootiga sii kordhayo, ayaa waxaa bulshooyooyinka looga tirada badan yahay dalka Mareykanka, oo ay Soomaalida ka mid yihiin la kulmaan fursad yari iyo in ay dareeman in aysan ula sineyn fursadaha ay helaan dhalinyarada kale ee la da’da ah.
Haddaba, Sahra Cabdi Axmed, ayaa warbixintan nooga diyaarisay arrintaasi.