Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Hir-Shabeelle oo Saluugsan Kootada ay Heleen


HirShabelle
HirShabelle

Qaar ka mid ah haweenka maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka cabanaya inay haweenka aysan helin xuquuqdii siyaasadeed ee dastuuriga aheyd ee ay gobolka ku lahaayeen.

Kulan ay haweenkaasi ku yeesheen magaalada Jowhar ayey ka sheegeen in ay maamulka ka waayeen kooto 30%, oo ay sheegeen inay xaq u lahaayeen. Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Baledweyne ka soo diray.

Hawenka Hirshabelle oo cabanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

XS
SM
MD
LG