Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ka Qeyb-galeysa Shirka Dhaqaalaha ee Davos


Magaalda Davos ee dalka Switzerland ayaa waxaa shalay ka furmay shirweynaha caalamka ee dhaqaalaha.

Shirkan oo ay sanad walba ka qeyb galaan hoggaamiyeyaasha ganacsiga caalamka, madaxweynayaal iyo marti sharaf kale, ayaa xoogga lagu saaraa sidii loo abuuri lahaa mustaqbal dhaqaale oo wadaag ah.

Soomaaliya, waxaa uga qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Ra’isul Wasaare Xassan Cali Khair.

Wariyaha VOA London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa shirkan ka wareystay, Mustaf Xaaji Goobdoon oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer dalkaasi ku nool.

Shirka madasha dhaqaalaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

XS
SM
MD
LG