Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kooxda Mueller oo J. Sessions Wareysatay

Jeff Session, xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka, iyo James Comey, oo ah agaasimihii hore ee Hay’adda FBI ayaa waxaa wareysi la yeeshay kooxda gaarka ah ee baadhaysa in Ruushku uuj faragelin ku sameeyay doorashadii Maraykanka. Dhinaca kale, madaxweynaha Maraykanka ayaa beeniyay in agaasimaha FBI uu ku hanjabay inuu xilka ka dagi doono, culeys dhinaca aqalka Cad uga yimid darteed. Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Xasan.

Dhageyso Sessions oo uu Mueller Wareystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG