Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka


Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonnaa arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay dawladda Somalia oo soo furay caruur u afduubnaa kooxda Alshabab.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:25 0:00

XS
SM
MD
LG