Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Itoobiya oo Addis Ababa kula Kulmay Muuse Biixi


Biixi iyo Desalegn
Biixi iyo Desalegn

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa kulan la yeeshay mas'uuliyiin uu ka mid yahay Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn.

Labada dhinac, ayaa si wada jir ah warbaahinta ula hadlay kadib kulankoodaasi. Wax-yaabihi ay labada dhinac ka wada hadleen, waxa Hargeysa ka soo direy wariyaha VOA Barkhad Maxamuud Khaariye.

DHageyso kulanka Itoobiya iyo Muuse Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:00 0:00

XS
SM
MD
LG