Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Booqashada Farmaajo ee Galkacyo


Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo

Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii labaad safar ku jooga magaalada Gaalakacayo ayaa maanta si weyn usoo dhoweeyey maamul goboleedka Galmudug isgaoo booqday meelo ka mid ah magaalada isla markaana dhagax dhigay waddo isku xidhaysa Gaalkacayo iyo Hobyo.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Dhageyso Booqashada Farmaajo ee Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00

XS
SM
MD
LG