Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalida Mareykanka oo ka Fal-celiyay Hadalkii Madaxweyne Trump


Hadalka madaxweyne Trump uu ku dhalleeceeyay dadka ka imanaya qaaradda Afrika iyo dalka Hayti ayaa si weyn u qabsaday warbaahinta caalamka iyo kuwa gudaha Maraykanka. Haddaba, sidee ayay Soomaalida Maraykanka iyo dadka kale ee caalamku u arkeen hadalka madaxweyne Trump? warbixin arrimhaasi ku saabsan waxaa inoo haya Jamal Axmed Cismaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG