Isku xirrada

War Deg-Deg ah

PSG oo U gudubay Semi-finalka French Cup


Neymar PSG team October 22, 2017
Neymar PSG team October 22, 2017

Kooxda Paris St-Germain ayaa u gudubtay wareega afar-dhaamdka, kadib marki ay 2-0 ku garaacday Amiens.

Mid ka mid ah goolasha ay ku badisay PSG waxaa rigoore ku saxiixay Neymar, galka goolka labaadna waxaa madaxa ku dhaliyay ciyaaryahanka khadka dhexe ka ciyaara ee Adrien Rabiot.

Ciyaaraha kale ee tartanka French Cup. Rennes waxay 4-2 ku garaacday Toulouse, halka Montpellier ay 1-0 dirtay Aunjii (Angers).

PSG waxay wareega afar dhamaadka la dheeli doontaa Rennes, halka Monaco ay foodda dari doonto Montpellier.

XS
SM
MD
LG