Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxyo Dhaawacyo Sababay oo Muqdisho ka Dhacay


Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay laba qarax, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan laba qof. Qaraxa koobaad ayaa ka dhacay degmada Hodan saaka, waxaana uu ahaa mid ka dhashay walxaha qarxa oo lagu xiray baabuur, laba qof ayaana ku dhaawacantay.

Qaraxa labaad ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Huriwaa, waxaana la sheegay in lala eegtay guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada kaasi oo ka badbaaday qaraxa. Booliiska ayaa la tilmaamay inay baaritaan wadaan.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda, Abshir Maxamed Maxamuud, oo ka badbaaday qaraxaasi.

Dhageyso Qarax Muqdisho ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00

XS
SM
MD
LG