Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne kuxigeenka Maraykanka oo VOA u Warramay


Madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa wacad ku maray in Dowlada Mareykanka ay garab istaagi doonto dadka wada dibadbaxyada looga soo horjeedo Iran.

Pence oo warreysi siiyay VOA ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu diyaar u yahay inuu wax ka badan hadalada uu sheegay ku taageerayo kacdoonka ka socda Iran.

Wareysigan gaarka ah waxaa madaxweyne kuxigeenka la yeellatay Greta Van Susteren oo ka tirsan VOA.

VOA oo Wareysatay Mike Pence, Madaxweyne kuxigeenka Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG