Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heerka Shaqo La'aanta Kanada oo Hoos Udhacay & Soomaalida oo Wali Shaqo La'


Kanada
Kanada

Dowlada Kanada ayaa dhowr maalmood ka hor shaacisey in ay aad hoos ugu dhacdey heerka shaqo la’aanta ee dalkaasi. Sanadkan cusub ee 2018-ka ayaa la sheegay in heer ka shaqo la'aantu uu la mid noqdhay halkii uu taagnaa sanadkii 1974-ti, oo haatan 41 sano ay ka soo wareegtey. Soomaalida Kanada ku dhaqan ayaa lagu qiyaasaa dad kor u dhaafaya 150,000, inkasta oo aan tiro rasmi ah lagahayn.

Hadaba, sidee ayey Soomaalida Kanada uga faa’iideysanyaan warkan wanaagsan ee ay dowlada dhexe ee Kanada iyo kuwa maamul gobolleedyaduba ku sheegeen in ay aad u yaraadeen dadka shaqo la’aantu haysato.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inooga diyaariyey.

CANADA UNEMPLOYMENT RATE
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

XS
SM
MD
LG