Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aaden Barre Ducaale oo ka Hadlay Derbiga Kenya ay Dhiseyso


Todobaadkii la soo dhaafay, waxaa muran ka dhex taagnaa dadka ku nool magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo iyo ciidamada Kenya.

Murankaas ayaa yimid ka dib markii Kenya ay dib u bilowday dhismaha derbi kala xadeynaya xuduudda Soomaaliya iyo Kenya.

Arrintan ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin iyo aqoon yahan kala duwan iyo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Wariyeheenna Nayroobi, Khadar Maxamuud, ayaa arrintan dhismaha derbigan iyo xiisadda ka dhalatay wax ka weydiiyay, Aaden Barre Ducaale, oo ah hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya.

Dhageyso Aden Ducaale
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

XS
SM
MD
LG