Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Torino oo yeelatay Tababare Cusub


ITALY SOCCER SERIE A
ITALY SOCCER SERIE A

Kooxda kubadda cakta Torino ee dalka Talyaaniga ayaa shaqada ka ceyrisay macalin Sinisa Mihajlovic, isla markaana ku badashay tababarihi hore ee kooxda Inter Walter Mazzarr.

Mihajlovic ayaa xilkiisa waayay maalin kadib marki ay kooxda Torino ka hartay tartanka Italian Cup oo ay 2-0 ku khasaartay naadiga Juventus.

Macalinkan u dhashay dalka Serbia ayaa horay usoo tababaray kooxaha Fiorentina iyo AC Milan.

Mazzarri macalinka cusub ee Torino ayaa ah tababre waaya arag ah, wuxuu horay usoo leyliyay kooxaha Inter Milan iyo Watford.

XS
SM
MD
LG