Magaalada Muqdisho waxaa beryahan ka oognaa xiisad siyaasadeed iyo mid sharci oo ka dhalatay xarrig ay hey’adaha dowladdu u geysteen siiyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur Warsame.
Warbixin ku saabsan arrintan iyo saameynta ay yeelatay waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.