Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo sheegtay in Shabaab ay dileen shan ka mid ah askarteeda

Saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegay in dad looga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin al-Shabab ay dileen shan ka tirsan booliska Kenya, kadib markii uu isa hor imaad ku dhex maray labada dhinac Mandheera.

Saraaakiishu waxey sheegeen in dhowr askari oo kale lagu dhaawacay weerar labaad oo ka dhacay meel ku dhow Ceel-Waaq.

Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa inoo soo koobaya.

Dhageyso Weerarka Kenya Ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:18 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG