Mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in duqayn maanta lala bar-tilmaameed-saday baabuur uu la socday qof la aamisna yahay inuu ka tirsan yahay ururka al-Shabab oo mararey meel u dhow magaalada Bariire.
Faah-faahinta duqayntan ayaa Sahra Ciidle Nuur waxay ka waraysatay guddoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellahada Hoose, Cali-Nuur Maxamed.