Sannadkan, Maraykanku waxuu kordhiyey duqaymihii uu ka gaysanayey Soomaaliya, isagoo bishan gudaheeda qaaday illaa 4 weerar. Sidoo kale, Maraykanku waxuu korhdiyey bartilmaameedsiga maleeshiyada caadiga ah. Haddaba maxay tahay sababtu? Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.