Isku xirrada

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo la ansixiyay


Golaha Baarlamanka Hir-Shabeelle ayaa maanta kulan uu magaalada Jowhar ku yeeshay, waxa uu kalsoonida ku siiyay Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyn ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG