Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne M. Biixi oo ka Hadlay Dagaalka Qoriley


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khasaare ka dhashay dab qabsaday meherado ganacsi oo ku yaalla magaalo-xuduuddeedda Wajaale iyo sidoo kale dagaal beelo walaalo ah ku dhexmaray koonfurta gobolka Sool, kuwaas oo uu baaq u diray.

Madaxweyne Muuse oo ka hadlayay kulan-hawleed u soo gebogeboobay golaha cusub ee Wasiirada, ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo arrimahaas iyo khasaarihii ka dhashay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Warbixinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG