Isku xirrada

Wareysi: Hanti-dhowraha Guud ee Somaliland


Hanti dhowraha guud ee Somaliland Siciid Saleeban Mire ayaa sheegay inay baadhis iyo dib u eegis ay ku samaynayaan 16 shirkadood oo wadaniya oo heshiisyo gaar ah la galay hayadaha iyo wasaradaha xukuumada. Shirkadahaasi waxa kamida kuwa haamaha shidaalka Berbera, waxaana Hanti-Dhowruhu sheegay inay baadhayaan shirkadahaasi iyo heshiisyada ay lagaleeen dawladda. Waraysi uu xafiiskiisa ku siiyay wariyaha voa Hargysa Sagal Mustafe Xasan ayuu uga waramaya talaabooyinkan cusub ee ay qaadeen.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG