Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dhaqalin-celinta Xagjirka

Shabaab
Shabaab

Dowladda Somalia ayaa bisha January ee sanadka cusub bilaabeysa Mashruuc balaaran oo loogu talagalay dhaqane celinta maleeshiyaadka ka soo goosta kooxaha argagixisada iyo dhalinyarada lagu shubo aragtida xag jirka ah ee marka dambe horseeda gacan ka hadalka.

Qorshe howleedka mashruucan oo faahfaahsan ayaa bishan December bilowgeedii waxaa looga dhawaaqay magaalada Nairobi, wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa barnaamij gaar ah oo uu arintan ku eegayo inoo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya.

Dhageyso Warbixintan Xagjirnimada
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:24 0:00

XS
SM
MD
LG