Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Wadajir oo Ka Hadlay Sii Deynta C/raxman C/shakur


Kamal Guutaale
Kamal Guutaale

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Kamal Guutaale ayaa faah-faahiyay sii deynta siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur.

Kamal Guutaale ayaa sheegay in kiiska Cabdiraxman Cabdishakur uusan wali xirmin, isla markaana maanta oo Khamiis ah la hor geyn doono maxkamad ku taala magaalada Muqdisho.

Isaga oo joogo dalka Jabuuti, ayuu khada telefoonka ugu warramay Nur Hassan Bukhaari oo jooga Washington.

Dhageyso wareysiga oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00


XS
SM
MD
LG