Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba Todobaad Kadib Dilki Cali Cabdalla Saalax waa Sidee Xaalka Yemen?


Houthi Shiite rebels walk amid the rubble of the Republican Palace that was destroyed by Saudi-led airstrikes, in Sanaa, Yemen, Dec. 6, 2017.
Houthi Shiite rebels walk amid the rubble of the Republican Palace that was destroyed by Saudi-led airstrikes, in Sanaa, Yemen, Dec. 6, 2017.

Laba todobaad ayaa kasoo wareegatay marki la dilay madaxweynihi hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Haddaba waa sidee xaaladda waddankaasi? Maxaase isbeddelaya tan iyo dilka Cali Cabdalla Saalax. Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Xasan Al-Basri oo ka tirsan jaamacadda Al-Axqaaf ee magaalada Mukalla ee dalka Yemen.

Dhageyso wareysi ku saabsan xaalka Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG