WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Martida Makrafoonka wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, hiigsiga 2020-ka ee doorashooyinka Soomaaliya oo la rajeynayo in ay shacabka soo dooran doonaan madaxda dalka.
Waxaa marti innoogu ah guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, Marwo Xaliima Ismaaciil (Xalima Yareey). Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nur Hassan Nur (Bukhaari).