Isku xirrada

Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin


Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay kaga hadlaan jawaabta ay ka bixinayaan go’aankii dhowaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Jeresalem ugu aqoonsaday caasimaddda Israa’iil.

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan oo xilligan haya guddomiyennimada madaxda waddamada Islaamka ayaa cambaareeyey go’aankaasi, waxaana uu ugu baaqay Maraykanka in laga laabto. Wariyeheenna Xuseen Cusmaan Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan nooga soo diray Qaahira.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG