Diyaaraha dagaalka ee Israel ayaa saaka aroortii duqeyn ku bartilmaameedsaday bakhaaro ay Israel sheegtay inay leeyihiin garabka hubeysan ee ururka Hamaas ee magaalada Gaza.
Talaabadan ayay Israel sheegtay inay uga aargudanayso gantaallo dhinaca Gaza looga soo tuuray oo ku dhacay koonfurta Israel.
Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbixintan koban inoo haya.