Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Xubno Shabaab ah oo xukun lagu riday


Shabaab
Shabaab

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday rag ay sheegtay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab.

Xubnaha xukunka lagu riday ayaa lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen qaraxyo ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Makhaayado ku yaala magaalada Muqdisho xilliyo kala duwan.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa xukunkan ka wareystay Gudoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay sida ay raggan ku soo qabteen.

Dhageyso wareysiga Shuute
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

XS
SM
MD
LG