Isku xirrada

Muxuu ka dhigan yahay dilka Cali Cabdalla Saalex?


Ali Abdullah Saleh

Dilkii shalay ee Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalex ayaa ka dhignaa in dalkaasi uu ka baxay shaqsi siyaasadda wadankaasi taariikh ku lahaa muddo 40 sano ka badan.

Dhimashada Saalex ayaa ku soo aaday muddo saadex sanadood ah oo dalkaasi Yemen uu ku jiray xaalad dagaal oo ismari waa ah, oo dhalisay Mushkiladii bani aadnimo ee ugu foosha xumeyd dunida.

Dilka Saalex ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, sida uu warbixintan noogu soo koobayo wariyeheenna Jacfar Kuukaay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG