Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka amniga Soomaaliya oo galay maalintii labaad


Shirka Amniga
Shirka Amniga

Magaalada Muqdisho waxaa maanta maalintii labaad ka dhacay shir ammaanka iyo dhisidda ciidmada Somalia looga hadlayay, oo shalay furmay.

Shirkaasi oo wajigiisii koowaad ee amniga xalay laga soo saaray war murtiyeed ayaa wajigiisa labaad ee maanta waxaa diiradda lagu saaray arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka.

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa warbixintan ku soo kooba arrimaha shirkan.

Dhageyso warbixinta Nuur Bukhaari
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

XS
SM
MD
LG