Isku xirrada

Bisha December 3-deeda waxaa meelo badan oo caalamka ah laga xusaa maalinta naafada adduunka.

Sanadkii 1990-kii ayay hay’adda Qaramada Midoobay ku dhawaaqday in maanta oo kale sanad kasta loo aqoonsado maalinta naafada.

Dadka naafada ah ee Soomaaliyeed ayay siyaabo kala duwan xubnohooda ku kala dhantaalmeen. Waxaana ay ku nool yihiin duruufo kala duwan. Haddaba Caasho Ibrahim ayaa warbixintan nooga diyaarisay heerka ay nolosha kaga jiraan naafada Soomaalid ah.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG