Isku xirrada

Bisha December 3-deeda waxaa meelo badan oo caalamka ah laga xusaa maalinta naafada adduunka. Sanadkii 1990-kii ayay hay’adda Qaramada Midoobay ku dhawaaqday in maanta oo kale sanad kasta loo aqoonsado maalinta naafada.

Weriyahayaga Axmed Xasan Colaad ayaa la kulmay qaar ka mid ah dadka naafadah ah eek u nool Muqdishu, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Sidoo kale, dhageyso warbixin ay wariyaha VOAda ee Washington, Caasha Ibrahim "Caasho Cuud" ka diyaarisay munaasabadda maanta.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG