Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar: In ka badan 200 Ruux oo lagu dilay weerar lagu qaaday Masjid


In ka badan 200 oo qof ayaa lagu dilay qaraxyo iyo weerar rasaas loo adeegsaday oo lagu qaaday Masaajid ku yaala Gacanka Siinaay ee waqooyiga Masar, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.

Weerarkan ayaa ka dhacay tuulada la yirahdo al-Rawda galbeedka Magaalada el-Carish, wax yar ka dib salaaddii Khudbadda ee Jimcaha.

Wariyeheenna Xuseen Saxnuuni Cusmaan ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG