WASHINGTON. D.C —
Waxaa maanta meelo ka mid ah Soomaaliya laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Novembar.
1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda maalintan oo kale, iyadoo dugsiyada wax barashada la fasixi jiray.
Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa warbixintan nooga diyaariyay.
Facebook Forum