Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo ka dhacay magaalada Boosaaso


Boosaaso

Magaalada Boosaaso waxaa shalay iyo maanta ka dhacay mudaaharaad ay oogayeen haweenka haysta ganacsiga yaryar, kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Boosaaso oo hadda si ku meel gaar ah u shaqeysa kadib heshiis ay gaareen mas’uuliyiinta Dekedda iyo ganacsatada.

Wariyheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG