Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda: Waxaa la qabtay 29 Shabaab ah


golaha wasiirada
golaha wasiirada

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in howlgallo qorsheysan oo ay hay’adaha amaanka Soomaaliya ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose in lagu soo qabtay 29 qof oo lala xiriirinayo ururka Al-Shabaab oo ay ku jiraan saraakiil ururkaasi ka tirsan.

Hadalkan ayaa laga sheegay kullan golaha Wasiirada ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, oo sidoo kalea looga hadlay arrimo kale oo ku saabsan dowladda.

Wariyeheenna Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Dhageyso warbixinta Seynab Abuukar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00

XS
SM
MD
LG