Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar Soomaali ah oo filim ka sameynaysa gudniinka


Ifraax Axmed
Ifraax Axmed

Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dalalka Afrika ee gudniinka Fircooniga uu ka yahay dhaqan soo jireen ah iyo caado gabdhaha yar yar lagu sameeyo. Waxaa aad looga digaa gudniinka Fircooiniga iyo waxyeeladiisa iyada oo wali hooyooin badan ay ku sameeyaan gabdhahooda.

Ifraax Axmed oo ah gabar ka tagtey qurbaha waxaa ay bilowdey inay ka hortagto gudiinka Fircooniga markii ay soo aragtey dhibaatadiisa. Waxaa Ifraax ay sameynaysaa filim looga hadlayo waxyeelada gudniinka Fircooniga. Filimkan waxaa ka qaybgalayo jilayaal Soomaaliyeed oo caan ah sida, Maryal Mursal Ciise iyo Barqad Cabdi.

Sahra Cabdi Axmed ayey Ifraax Axmed oo nagu soo booqatey istuudiyaha VOA-da ee Washington waxa uga warantey waxa ku dhaliyey inay gudniinka la dagaalanto.

Halkan ka dhageyso:

Wareysi Ifraax Axmed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG