Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ka qaybgaleysa tartanka kubadda xeegada ee Carabta


Soomaali Golf
Soomaali Golf

Dalka Tuniisiya waxaa maanta ka furmaya ciyaaraha xeegada ee caruurta ka yar da’da 15-ka sano ee Jaamacadda Carabta.

Waxaana halkaas Soomaaliya umatalaya saddex caruur ah oo wada dhalatey. Imahan oo kala ah, Siham Cabdirashiid oo 10 jir ah, Salma Cabdirashiid 11, iyo Maxmed Cabdirashiid oo 13 jir ah ayaa waxaa tabaare u noqdey aabahood, Cabdirashiid Ibraahim Xussein oo ku tababarey dalka Mareykanka. Haddaba aabo Cabdirashiid Ibraahim Xusein oo joogo Los Angales ayaa u waramay Sahra Cabdi Axmed oo joogto Washington.

Halkan ka dhageyso:

Soomaaliya Golf
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00

XS
SM
MD
LG