Isku xirrada

Dowladda oo shaacisay xog la xiriirta qaraxii Soobe


Qaraxii Zoobbe

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay ilaa iyo hadda xogta ay ka hayaan baaristii ay ku wadeen qaraxii 14-kii bishii October ee sanadkan ka dhacay magaalada Muqdisho ee ay dadka badan ku dhinteen.

Dhinaca kale, Wasiirkii Arrimaha Bani’aadanimada iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta iska casishay xilkii ay ka heysay xukumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG