Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiyaanka ka tahriiba Puntland oo hoos u dhacay


Africa Migrants
Africa Migrants

Labadii bilood ee lasoo dhaafay waxaa hoos u dhacay tirada dadka muhaajiriinta ah ee ka imanayey dalka Itoobiya kuwaas oo soo gala Puntland si ay halkaasi uga sii tahriibaan.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay bishii August inay tiradu ahayd ilaa 2093 qof, September tirada dadka yimid ay ahaayeen 1,300, halka October ay ka ahaayewen 2180.

Waa markii ugu horraysay ee tirada dadka imanaya ay ka hoos marto 3 Kun muddo dheer.

Sababta hoos u dhaca waxaa warbixintan nooga diyaariyey Haaruun Macruuf.

Dhageyso warbixinta Haaruun Macruuf
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG