Isku xirrada

Warbixin gaar ah: Doorashada Somaliland


Musharrixiinta madaxtinimada Somaliland

Somaliland waxaa dhowaan ka dhici doona doorashada madaxweynaha. Waxaa doorashada ku loolami doona xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID. Haddaba warbixino ka kooban afar qeyb oo ku saabsan doorashooyinka waxaa Hargeysa noogu soo diyaariyey weriyaheena Barkhad Maxamuud Kaariye.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG