Isku xirrada

Warbixin: Barnaamijka musharaxiinta Somaliland


Xisbiyada Somaliland

Xisbiga UCID ayaa maanta sameeyey isu-soo bixi ugu dambeeyey ee uu codbixiyayaasha Somaliland ugu soo bandhigayey barnaamijkiisa siyaasiga ah.

Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ayaa iyana la filayaa inay labada maalmood ee soo socda ay soo bandhigaan barnaamijkooda siyaasiga ah, taas oo soo afjaraysa ololaha doorashada ee Somaliland.

Haddaba maxay yihiin barnaamijyada siyaasiga ah ee ay musharaxiinta xisbiyada Somaliland u soo bandhigeen codbixiyayaasha ka qaybgelaya doorashada soo socota.

Saddexda musharax ee ku loollamaya jagada madaxtinimada Somaliland ayaa u waramay VOA, warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG