Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tababarihii West Ham, Slaven Bilic oo shaqadii laga eryay


Slaven Bilic, ayaa laga eryay shaqadii tababarnimo ee kooxda West Ham, kadib guul daradii kooxdaasi ee hortaalka Ingiriiska .

Waxa lagu wadaa in tababarihii hore ee Manchester United iyo Everton, David Moyes, uu baddalo Bilic.

Bilic, 49 sana jir ah, ayaa kooxda ka tagay xilli ay kooxda ku jirto qeybaha ugu hoeeseeya ee loogu laabto heerka labaad ee horyaalka.

West Ham, ayaa Sabtidii waxa afar gool iyo gool uga adkaaday kooxda Liverpool, kadib ciyaar ka dhacdey gegeda London Studium.

XS
SM
MD
LG