Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo: Kalluumeysato Yemeni ah oo xukun lagu riday


Maxkamad ku taalla magaalada Gaalkacayo ayaa maanta xukunno iyo ganaax lacageed ku ridday saddex qof oo kalluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen.

Dadkaasi ayaa bishii hore la soo qabtay iyaga oo ku jira kalluumaysi sharci-darro ah.

Maxkamadda ayaa sidoo kale ganaaxday doontii raggaasi ay la socdeen.

Warbixintan waxa Gaalkacayo nooga soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Galmudug oo xukun riday
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG