Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Toronto ku qabatay kulan dadweyne


Kulan dadweyne
Kulan dadweyne

Idaacadda VOA, qeybteeda Afka Soomaaliga,ayaa magaalada Toronto ee dalka Kanada ku qabatay kulan dadweyne oo la isku wareysanayay sababaha ka dambeeya dilalka dhalin-yaro badan oo Soomaaliyed oo dalkaasi lagu dilay waayadan.

Kulankaasi ayaa waxa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee reer Toronto. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa arrimahaasi ka wareystay madaxa laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow oo kulankaasi goob joog ka ahaa.

Dhageyso Kulanka Dadweyne ee Toronto
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

XS
SM
MD
LG